OC United – Afsoomaali

OmsorgsCompagniet waxaa la asaasay sanadki 2003 waxaanay xooga saartaa dadka da’da weyn, iyo kuwa coryaamiinta ah ama u baahan caawimaad ama daryeelka guriga. OC United waxaay qayb ka tahay OC, waxaanay ku takhasustay dadka ka soo jeeda dhaqamada kale kuwaasoo dhibaatooyin ka haysata helitaanka taagyeerada carqalada xaga luuqada awgeed iyo caawimada. OC, waxaad ka helaysa taagyeero ah qof ku hadlaya luuqadaada iyo dad aqoon u leh sharciyada una halgamaya waxa aad xaq u leedahay.

Waxaan mar kasta diyaar u nahay inaan ku siino caawimaad sharci ah hadii aad na weydisanaysid taagyeero dheeraad ah sidookale go’aanada rafcaanka ay samaysay doowlada hoose ama xafiiska caymiska bulshada.

Caawimaada shakhsi ahaaneed

Anaga oo ah OC waxaan ku siinaynaa caawimaad wanaagsan anaga oo raacayna qiimaheena asaasiga ah, qaabka shaqada iyo higsashadeena inay noqoto lambarkaaga koowaad ee doorashada qaybta daryeelka.

Waxaan kuu xaqiijinaynaa inay taagyeero ku siinayaan dadka nooca ku haboon; waxaan sidookale ijaaranayna qaraabadaada hadii ay taas cadaato inay tahay go’aanka ugu fiican. Waxaan kuu soo dirayna bil kasta warbixin ku saabsan xaaladaada dhaqaale, taaso ka dhigan in mar kasta 100 % lagu soo wargelinayo.

Adeega tagyeerada-guriga

Waanu ognahay dhibaatooyinka manta ee xaga helitaanka waxayaabaha looga shaqeeyo adeega taagyeerda- guriyadi hore ee ku saabsan dadka da’da weyn ee ka soo jeeda dhaqamada kale. Taas ayaa ah sababata uu daryeelkeenu u sareeya si aanu kugu xaqiijino inaad helaysid tagyeerada aad u baahantahay, iyo qofka ku haboon inu tagyeera ku siiyo. Ha ahaado qof adiga aad dooratay ama qaraabadaada, mar kasta waxaad helaysa ugu dambaynti qofka aad dooratid ee ah ka kula shaqaynaya.

Arbeta på OC!

Söker du ett givande,
trivsamt och stimulerande
arbete. Kontakta oss
med ditt CV.


Läs mer här

Kontakta oss

Tel. 08-649 59 00
Tel. 08-649 59 90

E-post: info@oc.se


Hitta till oss

Kontakta oss